Turjumaada Suuradda الشرح ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Verse 1
ﯝﯞﯟﯠ
ﯡ
Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin).
Verse 2
ﯢﯣﯤ
ﯥ
Oonaan ka dajinin culayskii.
Verse 3
ﭑﭒﭓ
ﭔ
dhabarka kaa cusleeyay.
Verse 4
ﭕﭖﭗ
ﭘ
Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada).
Verse 5
ﭙﭚﭛﭜ
ﭝ
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj).
Verse 6
ﭞﭟﭠﭡ
ﭢ
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd.
Verse 7
ﭣﭤﭥ
ﭦ
Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal).
Verse 8
ﭧﭨﭩ
ﭪ
Eebana (Khayr) ka rajee.
تقدم القراءة