سورة الملك

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda الملك ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation


waxay u dhawdahay inay Cadha daraadeed la kala dillaacdo, marka Koox (Gaala ah) lagu ridaba waxaa warsada Malaa'igta Naarta ka shaqeysa iyagoo ku dhihi miyuusan idiin imaanin wax idiin diga.

Waxay kirteen (Gaaladu) dambigoodii waxaana u sugnaatay fogaansho Naarta Saciiro ehelkeeda.
تقدم القراءة