سورة الغاشية

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda الغاشية ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Verse 8

Wajiyaalna maalintaas way Nicmaysnaan (Waa mu'miniinta).
Verse 9

Waxayna ka raalli noqotay camalkeedii.
Verse 14

Iyo koobab la hor dhigay (ehlu Jannaha).
Verse 23

Hase yeeshee Ruuxii xaqa ka jeedsada oo Gaalooba (ku soo celi xaqa).
تقدم القراءة