Turjumaada Suuradda الهمزة ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Verse 1
ﭢﭣﭤﭥ
ﭦ
Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan,
Verse 2
ﭧﭨﭩﭪ
ﭫ
Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin).
Verse 3
ﭬﭭﭮﭯ
ﭰ
Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin.
Verse 4
ﭱﭲﭳﭴﭵ
ﭶ
Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama.
Verse 5
ﭷﭸﭹﭺ
ﭻ
Ma taqaannaa Xudhama.
Verse 6
ﭼﭽﭾ
ﭿ
Waa Naarta Eebe ee la huriyay.
Verse 7
ﮀﮁﮂﮃ
ﮄ
Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis).
Verse 8
ﮅﮆﮇ
ﮈ
Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada.
Verse 9
ﮉﮊﮋ
ﮌ
Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.
تقدم القراءة