Turjumaada Suuradda المسد ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Verse 1
ﮈﮉﮊﮋﮌ
ﮍ
Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna.
Verse 2
ﮎﮏﮐﮑﮒﮓ
ﮔ
Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna.
Verse 3
ﮕﮖﮗﮘ
ﮙ
Wuxuuna gali Naar Olal leh.
Verse 4
ﮚﮛﮜ
ﮝ
Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar).
Verse 5
ﮞﮟﮠﮡﮢ
ﮣ
Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.
تقدم القراءة