سورة القلم

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda القلم ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation


Eebe wuxuu ku dhaartay Qalinka iyo waxa Malaa'igtu qorayso (Camalka dadka).
Verse 5

Waad arki doontaa nabiyow Gaaladuna way arki doonaan.
Verse 8

Ee Nabiyow ha maqlin xaq beeniyayaasha (Warkooda).
Verse 20

Waxayna noqotay wax la shafay oo kale.

Markay ay arkeen Beertii siday tahay yey isu dhaheen waan soo dhunnay.
Verse 27

haddana way isgarteen waxayna dhaheen ma ehee waa la ina hoojiyey.
Verse 35

Ma Muslimiinta yaanu kala mid dhigaynaa Dambiilayaasha.

Indhaha Gaaladu Maalintaas waa dullaysan tahay waxaana ku muuqda Walbahaar iyo qoomamo, waxayna ahaayeen (Adduunka) kuwa loogu yeeray Sujuud iyagoo nabad qaba.
تقدم القراءة