سورة الشمس

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda الشمس ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Verse 1


Eebe wuxuu ku dhaartay Qorraxda iyo Barqinkeeda.
Verse 8

Una tusiyay Jidka xun iyo ka Eebe kayaabiddaba.
Verse 11

Thamuud waxay beeniyeen (xaqii) kibir dartiis.

Wayna beeniyeen Rasuulkii Hashiina way Dileen markaasaa Eebe si daran u caddibay Dambigooda dartiis.
Verse 15

Isagoon Eebe ka yaabaynin cidhib (iyo wax yeello)
تقدم القراءة