Turjumaada Suuradda الكافرون ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Verse 1
ﭑﭒﭓ
ﭔ
Waxaad dhahdaa, Gaalooy.
Verse 2
ﭕﭖﭗﭘ
ﭙ
Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.
Verse 3
ﭚﭛﭜﭝﭞ
ﭟ
Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
Verse 4
ﭠﭡﭢﭣﭤ
ﭥ
Mana caabudin waxaad caabuddeen,
Verse 5
ﭦﭧﭨﭩﭪ
ﭫ
Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
Verse 6
ﭬﭭﭮﭯ
ﭰ
Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.
تقدم القراءة