Turjumaada Suuradda الفاتحة ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Verse 1
ﭑﭒﭓﭔ
ﭕ
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
Verse 2
ﭖﭗﭘﭙ
ﭚ
Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
Verse 3
ﭛﭜ
ﭝ
Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
Verse 4
ﭞﭟﭠ
ﭡ
Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).
Verse 5
ﭢﭣﭤﭥ
ﭦ
adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).
Verse 6
ﭧﭨﭩ
ﭪ
ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).
Verse 7
Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.
تقدم القراءة