سورة النازعات

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda النازعات ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Verse 1


Eebe wuxuu ku dhaartay Malaa'igta Nafta si daran uga siibta (gaalada).
Verse 2

Iyo tan si fudud uga qaadda (mu'miniinta).
Verse 3

Iyo Malaa'igta Hawada Dabbaalata (si amar fulin).
Verse 7

Oyna raaci tii dambe (waa sugantahay).
Verse 21

Wuuse beeniyay oo caasiyay (Fircoon).
Verse 23

Wuxuuna kulmiyay (Askartii) una Qaylyay.
Verse 29

Habeenkeedana madoobeeyay Maalinteedana soo bixiyay (Ifiyay).
تقدم القراءة