سورة البروج

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda البروج ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Verse 1


Eebe wuxuu ku dhaartay Samada Xiddigaha leh (iyo Jidadkooda).
Verse 2

Iyo Maalinta laysu yaboohay (qiyaamada).
Verse 3

Iyo Dadka joogsan Maalintaas iyo waxayaalaha iman Maalintaas.
Verse 4

Ee Lacnadi ha ku dhacdo kuwii Godka lahaa (Mu'miniinta lagu cadibo).
Verse 22

Oo ku Qoran Ioox la dhawray (looxulmaxfuudka).
تقدم القراءة