Turjumaada Suuradda الفيل ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Verse 1
Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii».
Verse 2
ﮕﮖﮗﮘﮙ
ﮚ
Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay.
Verse 3
ﮛﮜﮝﮞ
ﮟ
Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah.
Verse 4
ﮠﮡﮢﮣ
ﮤ
Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay.
Verse 5
ﮥﮦﮧ
ﮨ
Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.
تقدم القراءة