سورة المطففين

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda المطفّفين ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Verse 1


Wuxuu Halaag u sugnaaday kuwa xaqa nusqaamiya.
Verse 10

Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa beeniya (xaqa).

Saas xaalku ma aha ee Kitaabka iyo Camalka Dadka Wanaagsan wuxuu ku Quranyahay Cilliyiin.
Verse 20

Waa Kitaab la Calaameeyay (oo Dadka fiican magaciisa lagu qoro.
Verse 21

Waxaana Gacanta ku haya Malaa'ig Eebe u dhaw.
Verse 23

(Maalinta Qiyaamana) Sariiro yay ku dangiigsanaan oy wax ka daawan.

Markay Guryahoodii u noqdaanna (gaaladu) waxay noqonjireen iyagoo isla Wayn (oo raaxaysan).
تقدم القراءة