سورة يس

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda يس ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Verse 1


(Waxay ku tusin mucjisada Quraanka).
Verse 2

Quraanka xigmada leh yaan ku dhaartaye.
Verse 3

Nabiyoow waxaad ka mid tahay kuwa la diray (Rasuulada).
Verse 5

Quraankuna waa soo dajinta Eebaha adkaada ee naxariista,

Dayaxana waxaan uqadaray (uyeelay) meelo uu ku hoydo intuu ka noqdo sida laan gabowday oo kale.
تقدم القراءة