Turjumaada Suuradda النصر ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Verse 1
ﭱﭲﭳﭴﭵ
ﭶ
Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka).
Verse 2
Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo.
Verse 3
U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee.
تقدم القراءة