سورة طه

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda طه ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Verse 1


Dhaahaa (Nabiyow) micna kalana
Verse 17

waa maxay Taas midigtaada ku Jirta Muusow (ogaal waydiin).
Verse 31

Kuna adkee «Xooji» Tabartayda (Dhabarkayga).

Waxaan Dhab ahaan u Tusinay (Fircoon) Aayaadkanaga Dhamaan, wuuna Beeniyey oo Diiday.

Wuxuu yidhi (Nabi Muuse) Ballankeennu waa Maalinta Quruxda (Kulankooda) waana in la soo kulmiyo Dadka Barqin.

wayna is warsan (xansan) dhexdooda maydaan ku nagaanin (adduunyada) Toban mooyee (maahmood)

wuxuu yidhaa (Eebe) waa saas waxaa kuu timid aayadahanaga waadna halmaantay saasaana maanta lagaaga tagi (sida halmaan).
تقدم القراءة