سورة الحاقة

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda الحاقة ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Verse 1


Maalinta Xaaqo (Qiyaamadu waa wax sugan).

Fircoon iyo kuwii ka horreeyeyna waa jireen iyo kuwii gafsanaa ee la daba geddiyey (Nabi Luudh Qoomkiisi).

Markay Biyihii xad dhaafeen (Waqtigii Nabi Nuux) waxaan idinku xambaarnay (Awoow yaalkiin) Doontii.
Verse 23

Midhaheeduna u dhaw yihiin (Ruuxa guran).

Waxaana lagu dhihi Cuna oo Caba idinkoo shifaysan Camalkaad hor marsateen ayaamihii tegay daraadiis (Adduunkii).
Verse 30

Waxaa loo odhan qabta oo Gacmihiisa iyo luquntiisa isku xira.
Verse 40

ee Qur'aanku waa hadalkii Eebe uu u soo dhiibay Rasuul Sharaf leh.
Verse 48

Qur'aankuna waa waanada kuwa Eebe ka dhawrsada.
تقدم القراءة