سورة التكاثر

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda التكاثر ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Verse 1


Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid),
Verse 4

Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa).
Verse 6

Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima,
تقدم القراءة