Turjumaada Suuradda الفاتحة ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﭑﭒﭓﭔ
ﭕ
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud Naxariista Tu gaarana naxariista. (1)
Verse 2
ﭖﭗﭘﭙ
ﭚ
Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka). (2)
Verse 3
ﭛﭜ
ﭝ
Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. (3)
Verse 4
ﭞﭟﭠ
ﭡ
Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada). (4)
Verse 5
ﭢﭣﭤﭥ
ﭦ
adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow). (5)
Verse 6
ﭧﭨﭩ
ﭪ
ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa). (6)
Verse 7
Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna. (7)
تقدم القراءة