سورة الإنشقاق

الترجمة الصومالية

Turjumaada Suuradda الإنشقاق ee الصومالية ee الترجمة الصومالية

الترجمة الصومالية

Verse 2
Oy Eebe Addeecdo waana xaq addeeciddiisunee. (2)
Verse 5
Oos Eeba Addeeco waana xaq adeeciddaasina. (wuxuu la kulmi Ruuxwalba Camalkiisa). (5)
Verse 9
Wuxuuna ku noqon Ciddiisii (Jannada joogtay) isagoo faraxsan. (9)
Maxaa yeelay Markuu dadkiisii dhexjoogay yuu kibirsnaa (Adduunkii). (13)
Verse 16
Waxaan ku dhaartay «buu yidhi Eebe» Midabka Qorrax dhaca. (16)
تقدم القراءة