Turjumaada Suuradda الشرح ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﯝﯞﯟﯠ
ﯡ
Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin). (1)
Verse 2
ﯢﯣﯤ
ﯥ
Oonaan ka dajinin culayskii. (2)
Verse 3
ﭑﭒﭓ
ﭔ
dhabarka kaa cusleeyay. (3)
Verse 4
ﭕﭖﭗ
ﭘ
Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada). (4)
Verse 5
ﭙﭚﭛﭜ
ﭝ
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj). (5)
Verse 6
ﭞﭟﭠﭡ
ﭢ
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd. (6)
Verse 7
ﭣﭤﭥ
ﭦ
Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal). (7)
Verse 8
ﭧﭨﭩ
ﭪ
Eebana (Khayr) ka rajee. (8)
تقدم القراءة