Turjumaada Suuradda المسد ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﮈﮉﮊﮋﮌ
ﮍ
Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna. (1)
Verse 2
ﮎﮏﮐﮑﮒﮓ
ﮔ
Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna. (2)
Verse 3
ﮕﮖﮗﮘ
ﮙ
Wuxuuna gali Naar Olal leh. (3)
Verse 4
ﮚﮛﮜ
ﮝ
Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar). (4)
Verse 5
ﮞﮟﮠﮡﮢ
ﮣ
Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah. (5)
تقدم القراءة