سورة القصص

الترجمة الصومالية

Turjumaada Suuradda القصص ee الصومالية ee الترجمة الصومالية

الترجمة الصومالية

Verse 1
Wuxuu ku Tusin Mucjisada Quraanka. (1)
Xusuuso Maalinta Eebe u Yeedhi Gaalada oo ku Dhihi Aaway kuwaad ila Wadaajiseen ah kuwaad Sheeganayseen (Caabudayseen). (62)
Xusuuso Maalintaan u Yeedhayno Gaalada oos ku Odhan Eebe Maxaad ugu Jawaabteen Rasuulladii. (65)
Markaasay ku Indho Beeshay korkooda Xujadii (Waayeen Xujo) Maalintaas, waxna Isma Warsadaan. (66)
تقدم القراءة