سورة العنكبوت

الترجمة الصومالية

Turjumaada Suuradda العنكبوت ee الصومالية ee الترجمة الصومالية

الترجمة الصومالية

Verse 1
waxay ku tusin mucjisada Quraanka (sida la soo sheegay). (1)
dhab ahaan yuu u muujin Eebe kuwa xaqa rumeeyey, dhab ahaanna wuxuu u muujin kuwa munaafiqiinta ah. (11)
waxayse dhab ahaan xambaari culaysyaalkooda iyo culaysyo Culaysyadoodii la jira, waxaana dhab ahaan loo warsan maalinta Qiyaame waxay been abuuran jireen. (13)
waana korinay Nuux iyo Dadkii Doonta, waxaana ka yeellay aayad (uu ku waantoomo) Caalamku. (15)
markaasay beeniyeen waxaana qabtay Gariir (iyo Qaylo) waxayna noqdeen kuwo Lawyaha u dhaca. (37)
تقدم القراءة