سورة الإنسان

الترجمة الصومالية

Turjumaada Suuradda الإنسان ee الصومالية ee الترجمة الصومالية

الترجمة الصومالية

Annagaa Dadka tusinnay Jidka, waxayna Noqdeen mid Shukriya (mahadiya) iyo mid Gaalnimo Badan. (3)
Waxaana laga Waraabiyaa Ehlu jannaha Sharaab macaan oo lugu Dheehay sinjibiil. (17)
Kuwaasi waxay Jecelyihiin tan soo Dagdagaysa (Adduunyada) waxay kaga Tagayaan Gadaashoodana Maalin Culus (Qiaamada). (27)
تقدم القراءة