ترجمة معاني سورة الماعون باللغة الصومالية من كتاب Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation . ﰡ ﭦﭧﭨﭩ ﰀ Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada). ﭫﭬﭭﭮ ﰁ Kaas xooga Agoonta (xageeda). ﭰﭱﭲﭳﭴ ﰂ Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka. ﭶﭷ ﰃ Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta). ﭹﭺﭻﭼﭽ ﰄ Ee haddana halmaansan Salaaddooda. ﭿﮀﮁ ﰅ Dadkana is tusiya. ﮃﮄ ﰆ Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).