Turjumaada Suuradda الفيل ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii». (1)
Verse 2
ﮕﮖﮗﮘﮙ
ﮚ
Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay. (2)
Verse 3
ﮛﮜﮝﮞ
ﮟ
Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah. (3)
Verse 4
ﮠﮡﮢﮣ
ﮤ
Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay. (4)
Verse 5
ﮥﮦﮧ
ﮨ
Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis. (5)
تقدم القراءة