Turjumaada Suuradda طه ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﭵ
ﭶ
Dhaahaa (Nabiyow) micna kalana (1)
Verse 2
ﭷﭸﭹﭺﭻ
ﭼ
maanaan dejin korkaaga Quraanka inaad ku Dhibbooto. (2)
Verse 3
ﭽﭾﭿﮀ
ﮁ
waase waanada Ciddii cabsan. (3)
Verse 4
ﮂﮃﮄﮅﮆﮇ
ﮈ
waana soo dejinta Eebaha Abuuray Dhulka iyo Samooyinka sare. (4)
Verse 5
ﮉﮊﮋﮌ
ﮍ
Eebaha Raxmaana Carshiguu ku Istawooday (si u cunanta). (5)
Verse 6
waxaana u sugnaaday waxa Samooyinka iyo Dhulka ku sugan iyo waxa u dhaxeeya iyo waxa ka hooseeya Dhulka. (6)
Verse 7
haddaad kor u Qaaddo Hadalka Eebe waa ogyahay waxa qarsoon iyo waxa la qariyey. (7)
Verse 8
Eebe Ilaah kale ma jiro isaga mooye, waxaana u sugnaaday Magacyo Fiican. (8)
Verse 9
ﮭﮮﮯﮰ
ﮱ
ma ku soo Gaadhay warkii (Nabi) Muuse. (9)
Verse 10
markuu arkay Dab oo u yidhi Ehelkiisa Nagaada (suga) Anigu waxaan Arkaa Dabe, waxaana u dhawahay inaan idiinka keeno Dhuxul ama aan ka helo Dabka korkiisa Cid wax tusisa. (10)
Verse 11
ﯦﯧﯨﯩ
ﯪ
markuu yimid (Muuse) Dabkii waxa loogu Dhawaaqay Muusow. (11)
Verse 12
anigu waxan ahay Eebahaa ee Siib Kabahaaga Adigu waxaad ku sugantahay Toggii Daahirnaa ee Dhuwa. (12)
Verse 13
ﭑﭒﭓﭔﭕ
ﭖ
anaana ku doortay ee maqal waxa laguu waxyoon. (13)
Verse 14
Anigu waxaan ahay Alle Ilaah (kalana) ma jiro Ani mooyee ina Caabuda, Oogna Salaadda Xuskayga. (14)
Verse 15
Saacadda (Qiyaame) way imaan waxaana u Dhawayahy inaan Qariyo in laga Abaal mariyo Naf kasta waxay Camal Fashay. (15)
Verse 16
ee Yuusan kaa lilin Xaggeeda Ruuxaan Rumeyn Saacadda, raacayna Hawadiisa (Xun) ood Halaagsanto. (16)
Verse 17
ﭹﭺﭻﭼ
ﭽ
waa maxay Taas midigtaada ku Jirta Muusow (ogaal waydiin). (17)
Verse 18
wuxuu yidhi iyada waa Ushaydii waa Cuskadaa Korkeeda waxna waan ugu Lulaa Adhigayga Dana kalana waa iigu sugnaadeen. (18)
Verse 19
ﮌﮍﮎ
ﮏ
wuxuu yidhi (Eebe) Tuur Usha Muusow. (19)
Verse 20
ﮐﮑﮒﮓﮔ
ﮕ
wuuna Tuuray waayna soo baxday Mas Ordi. (20)
Verse 21
wuxuuna yidhi (Eebe) Qaad hana Cabsanin waxaannu ku celin Xaalkeedii Horce. (21)
Verse 22
U Dum Gacantaada Garabkaaga waxay soo Bixi iyadoo Cad Xumaan la'aan, waana Calaamad kale. (22)
Verse 23
ﮫﮬﮭﮮ
ﮯ
Inaan ku tusinno Aayaadkanaga wey. (23)
Verse 24
ﮰﮱﯓﯔﯕ
ﯖ
ee Aad xagga Fircoon wuu Xadgudbaye (Kibray). (24)
Verse 25
ﯗﯘﯙﯚﯛ
ﯜ
wuxuu yidhi (Muuse Eebow ii waasici Laabta. (25)
Verse 26
ﯝﯞﯟ
ﯠ
iina Sahal (fududee) Amarkayga. (26)
Verse 27
ﯡﯢﯣﯤ
ﯥ
Furna Guntinta Carrabkayga. (27)
Verse 28
ﯦﯧ
ﯨ
ha Kaseen Hadalkeygee. (28)
Verse 29
ﯩﯪﯫﯬﯭ
ﯮ
Iina yeel Wasiir Ehelkeyga ah. (29)
Verse 30
ﯯﯰ
ﯱ
Haaruun Walaalkay. (30)
Verse 31
ﯲﯳﯴ
ﯵ
Kuna adkee «Xooji» Tabartayda (Dhabarkayga). (31)
Verse 32
ﯶﯷﯸ
ﯹ
Lana wadaaji Amarkayga. (32)
Verse 33
ﯺﯻﯼ
ﯽ
Inaan kugu Tasbiixsanno wax badan. (33)
Verse 34
ﯾﯿ
ﰀ
oon ku Xusno wax badan. (34)
Verse 35
ﰁﰂﰃﰄ
ﰅ
Adugu waxaad tahay mid na Arkee. (35)
Verse 36
ﰆﰇﰈﰉﰊ
ﰋ
Wuxuu yidhi (Eebe) waa lagu siiyey Warsigaagii Muusow. (36)
Verse 37
ﰌﰍﰎﰏﰐ
ﰑ
Waana kugu Mannaysannay Wanaag (ku siinay) korkaaga markale. (37)
Verse 38
ﭑﭒﭓﭔﭕﭖ
ﭗ
markaan u waxyoonay Hooyadaa (ku ilhaamay) wixii lagu ilhaameeye. (38)
Verse 39
ku Tuur Muuse Taabud, kuna tuur Taabuudka Hirka Badda, Hirkuna ha ku rido Xeebta, waxaa qaadan Colkayga iyo Colkiisa (Fircoon), waxaana kugu tuuray Jeceylkeyga korkaaga iyo in lagu barbaariyo Ilaalintayda. (39)
Verse 40
(waxaan kugu Mannaysanay) markay Socotay Walaashaa oy lahayd maydin tusiyaa Ruux idiin Dhaqaalayn waxaana Kugu eelinay Hooyadaa si ay u qabowdo isheedu, oyna Murugoon, waxaadna Dishay Naf waana kaa korinay walbahaar, waana ku Imtixaanay Imtixaan, waxaadna ku nagaatay Sanooyin Ehelkii Madyan, markaasaad ku timid Qaddar (Eebe) Muusow. (40)
Verse 41
ﮖﮗ
ﮘ
waxaana kuu doortay Naftayda. (41)
Verse 42
ee La taga Adiga iyo Walaalkaa Aayaadkayga hana ka daalina Xuskayga. (42)
Verse 43
ﮢﮣﮤﮥﮦ
ﮧ
Aad Xagga Fircoon wuu Xadgudbaye. (43)
Verse 44
una dhaha Hadal Jilicsan bal inuu waxa xusuusto ama Cabsado. (44)
Verse 45
waxay dheheen Eebow waxaannu ka Cabsan inuu nagu degdego ama nagu xadgudbo. (45)
Verse 46
wuxuu yidhi (Eebe) ha Cabsanina anaa idinla jira waana Maqli oon Arkaa. (46)
Verse 47
ee u Taga (Fircoon) una dhaha annagu waxaan nahay Rasuulladii Eebahaa ee Dir (u daa) Banii Israa'iil hanala jireene, hana Cadaabin (Ciqaabin) waxaan kuula nimid Aayad xagga Eebahaa, nabadgalyana ha ahaato Tuuxii raaca Hanuunka. (47)
Verse 48
Annaga waxaa Naloo Waxyooday in Cadaab u Sugnaaday Ruuxii Beeniya (Xaqa) oo Jeedsada. (48)
Verse 49
ﰉﰊﰋﰌ
ﰍ
Wuxuu Yidhi (Fircoon) waayo Eebihiin Muusow. (49)
Verse 50
Wuxuu yidhi (Muuse) Eebahanno waa kan Siiya wax kasta Abuurkiisa oo Toosiyey. (50)
Verse 51
ﰘﰙﰚﰛﰜ
ﰝ
Wuxuu yidhi (Fircoon) Sidee Yahay Xaalkii Quruumihii hore. (51)
Verse 52
Wuxuu Yidhi (Muuse) Cilmigoodu waa Eebe Agtiis Kitaab aan ka dhumeyn Eebe uuna Halmaameyn. (52)
Verse 53
Waa Eebaha ka yeelay Dhulka Gogol, oo idinka bixiyey Dhexdeeda Waddooyin oo idiinka soo Dejiyey Samada Biyo oon ku soo Bixinay Noocyo Doog ah oo kala Tagsan. (53)
Verse 54
ee Cuna oo Daajiya Xoolihiinna, Arrintaasna Calaamooyin yaa ugu Sugan kuwa Caqliga leh. (54)
Verse 55
Xaggeedaan (Dhulka) idinka Abuuray, Dhexdeedana idinku Celin, Xaggeedaana Laydinka soo Bixin Mar Kale. (55)
Verse 56
ﮇﮈﮉﮊﮋﮌ
ﮍ
Waxaan Dhab ahaan u Tusinay (Fircoon) Aayaadkanaga Dhamaan, wuuna Beeniyey oo Diiday. (56)
Verse 57
Wuxuu yidhi (Fircoon) Ma waxaad noola timid Inaad nagaga Bixiso Dhulkanaga Sixirkaaga Muusow. (57)
Verse 58
Waxaannu kuula imaanaynaa Sixir la mid ah ee mooyeel Dhexdeenna Balaan aynaan Baajinayn anaga iyo Adigu, Meel eg (La yaqaan). (58)
Verse 59
Wuxuu yidhi (Nabi Muuse) Ballankeennu waa Maalinta Quruxda (Kulankooda) waana in la soo kulmiyo Dadka Barqin. (59)
Verse 60
ﮮﮯﮰﮱﯓﯔ
ﯕ
Wuuna jeedsaday Fircoon wuxuuna kulmiyey Dhagartiisii wuuna yimid. (60)
Verse 61
Wuxuu ku yidhi Muuse Magaciin be ha ku Abuuranina Eebaha korkiisa Been oos idinku Halaago Cadaab, waxaana Khasaaray Ruuxii Been Abuurta. (61)
Verse 62
ﯧﯨﯩﯪﯫ
ﯬ
Waxayna ku Doodeen amarkooda dhexdooda wayna faqeen. (62)
Verse 63
Waxayna dheheen Labadani waa Saaxirro waxayna dooni inay Idinkaga Bixiyaan Dhulkiinna Sixirkooda oy la tagaan Dariiqadiinna (Sharaftiinna) Fiican. (63)
Verse 64
ee Kulmiya Dhagar (tiinna) Imaadana idinkoo Saf ah waxaa Liibaanay Maanta Ciddii Sarreysee. (64)
Verse 65
waxay dheheen Muusow ama Tuur Usha ama aan anagu ahaanno kuwa hor tuura. (65)
Verse 66
wuxuu yidhi (Muuse) bal Tuura waxaana soo baxay xadhkahoodii iyo Ulahoodii oo loogu ekeysiiyey sixirkoodii inay ordi. (66)
Verse 67
ﭫﭬﭭﭮﭯ
ﭰ
wuxuuna ka kasay naftiisa Cabsi Muuse. (67)
Verse 68
ﭱﭲﭳﭴﭵﭶ
ﭷ
waxaana nidhi ha Cabsan adigu adaa Sarreyne. (68)
Verse 69
Tuur waxa midigtaada ku jira ha gurato waxay sameeyeene, waxay uun sameeyeen Dhagar sixir, mana Liibaano Sixirrow meejuu yimaaddo. (69)
Verse 70
waxaa la riday Saaxiriintii iyagoo Sujuudi, waxayna dheheen waxaan rumeynay Eebaha Haaruun iyo Muuse. (70)
Verse 71
wuxuuna yidhi (Fircoon) miyaad u rumeyseen ka hor idankayga isagu waa kan idinku wayn ee idin baray Sixirka waxaaan goyn Gacmihiinna iyo Lugihiinna si isdhaaf ah waxaana idinku (daldali) wadhi Jirrid Timir, waxaadna ogaanaysaan midkanaga daran cadaab hadhidna badan. (71)
Verse 72
waxay dhaheen ka dooran meyno waxa noo yimid oo xujo ah iyo Eebaha na abuuray, ee xukmi waxaad xukumi, waxaad uun xukumi nolosha adduunyo. (72)
Verse 73
annagu waxaan rumeeynay Eebahanno inuu noo dhaafo gafafkanaga iyo waxaad nagu qasabtay (fircoon) oo Sixira Eebaa Khayrroon oo hadhi. (73)
Verse 74
ruuxii u yimaadda Eebihiis (aakharo) isagoo dambiile ah waxaa u sugnaaday jahannamo kumana dhinto dhexdeeda kumana noolaado. (74)
Verse 75
ruuxiise u yimaadda isagoo Mu'min ah oo falay camal fiican kuwaas waxaa u sugnaaday Jannooyinka sare. (75)
Verse 76
Jannooyinka nagaadiga (yey gali) ooy socoto dhexdeeda Wabiyaal iyagoo kuwaari dhexdeeda, taasina waa abaalmarinta Ciddii nadiif noqota. (76)
Verse 77
waxaan dhab ugu waxyoonay (Nabi) Muuse guuri Addoomahayga uguna yeel waddo Badda oo ingagan hana ka cabsan haleel, hana cabsan (Badda). (77)
Verse 78
waxaana raacay Fircoon (oo wata) Colkiisii waxaana ka daboolay hirka Xaggiisa wax daboolay. (78)
Verse 79
ﭭﭮﭯﭰﭱ
ﭲ
wuxuuna dhumiyey Fircoon Qoomkiisii mana hanuunin. (79)
Verse 80
Banii Israa'iilow waxaan idinka korinay Cadawgiinna, waxaana idinkula yaboohtanay (ballari) dhinieii buurta ee midig, waxaana ku soo dejinay kor kiinna Macaan iyo Shimbir. (80
Verse 81
ka cuna wanaaggaan idinku Arsuqay hana ku xadgudbina dhexdiisa, oo idinku dhaco cadhadaydu, ruuxay ku dhaedo cadhadaydu dhabbuu u Hoobtay (halaagmay). (81)
Verse 82
anigu waan u dhaafid badanahay ruuxii Toobad keena oo rumeeya oo fala wanaaga oo hanuuna. (82)
Verse 83
ﮟﮠﮡﮢﮣﮤ
ﮥ
maxaa kaa soo dedejiyey Qoomkaagii Muusow. (83)
Verse 84
wuxuu yidhi (Muuse) iyagu waa kuwan raadkaygay ku soo joogaan, waana kuu soo dag degay Eebow inaad iga raalli noqoto. (84)
Verse 85
wuxuu yidhi (Eebe) Annagu waxaan imtixaannay qoomkaagii gadaashaa waxaana dhumiyey Saamiri. (85)
Verse 86
markaasuu u noqday (Nabi Muuse) qoomkiisii isagoo cadhaysan oo walbahaarsan wuxuuna yidhi qoomkayow miyuuna idiin yaboohiin Eebihiin yabooh wanaagsan, ma waxaa idinku dheeraaday korkiinna ballankii mise waxaad doonteen inay idinku dhaedo Cadhada Eebe ood u baajiseen ballankaygii. (86)
Verse 87
waxay dheheen maanaan u baajin ballankaaga awooddanada waxaase nala saaray culaysyo Alaab oo ah waxa qoomku isku qurxinjireen waana tuurray siduu u tuuray Saamiri. (87)
Verse 88
wuxuuna u soo bixiyey dibi muuqal ah oo ood leh, waxayna dhaheen kani waa Ilaahiin iyo Ilaahii Muuse wuuna halmaamay. (88)
Verse 89
miyeyna arkay inuusan u soo Celinayn Hadal una hananayn dhib iyo Nacfi (midna). (89)
Verse 90
wuxuunau yidhi Haaruun mar hore qoomkayow waa uun laydinku fidmeeyey, Eebihiinna waa Raxmaan ee i raaca, adeecana amarkayga. (90)
Verse 91
waxay dhaheen kama tagayno korkiisa inaan ku nagaanno intuu nooga soo noqon muuse. (91)
Verse 92
wuxuu yidhi (muuse) Haaruunow maxaa kuu diiday markaad aragtay inay dhumeen. (92)
Verse 93
ﮏﮐﮑﮒﮓ
ﮔ
inaadan raacin ma waxaad caasiday Amarkeygii. (93)
Verse 94
wuxuu yidhi (Haaruun) ina hooyow hayqabanin Gadhka iyo madaxa, anigu waxaan ka cabsaday inaad dhahdo waxaad kala gaysay Banii israa'iil dhexdooda oodan maqlin hadalkayga. (94)
Verse 95
ﮩﮪﮫﮬ
ﮭ
wuxuu yidhi (muuse) xaalkaagu muxuu yahay Saamiriyow. (95)
Verse 96
wuxuuna yidhi waxaan arkay waxayna arkin, waxaana qaatay wax ka mid ah raad rasuul (malaga) waana tuuray saasayna ii qurxisay naftaydu. (96)
Verse 97
wuxuu yidhi (Muuse) tag, waxaa kuu sugnaaday nolosha inaad dhahdo taabasho ma jirto, waxaana kuu sugnaaday waqti aadan baajinayn, day ilaahaagii aad ahayd mid ku kor nagi (caabudi) waanu gubi markaas waxaana ku firdhin mowjadda (badda) firdhin. (97)
Verse 98
Eebihiin waa uun Ilaahiinna ah kaan Eebe jirin isaga mooyee, wuuna u waasac noqday wax kasta ogaansho. (98)
Verse 99
saasaan kuugu qisoon (sheegi) warkii hor maray, waxaana kaa siinay agtanada quraan. (99)
Verse 100
ciddii ka jeedsata xaggiisa waxay xambaari maalinta qiyaame culays (dambi). (100)
Verse 101
iyagoo ku waari (ciqaabta) dhexdeeda waxaana u xumaaday iyaga maalinta qiyaame rar. (101)
Verse 102
waa maalinta la afuufi suurka, oon soona kulmineyno dambiilayaasha maalintaas iyagoo indho cawlan. (102)
Verse 103
ﭼﭽﭾﭿﮀﮁ
ﮂ
wayna is warsan (xansan) dhexdooda maydaan ku nagaanin (adduunyada) Toban mooyee (maahmood) (103)
Verse 104
anagaa og waxay dhihi, markuu dhihi kooda ugu jid leh maydaan nagaanin maalin mooyee. (104)
Verse 105
waxay ku warsan Buuraha waxaad dhahdaa waxaa burburin Eebahay burburin. (105)
Verse 106
ﮘﮙﮚ
ﮛ
wuxuuna ka yeeli meel siman oo ebar ah. (106)
Verse 107
ﮜﮝﮞﮟﮠﮡ
ﮢ
ku arki maysid qallooc iyo taag midna. (107)
Verse 108
maalintaas waxay raaci dhawaaqaha, kamana leexdaan waxayna u xasishay Cododku Eebaha Raxmaana mana maqashid shanqadh mooyee. (108)
Verse 109
maalintaas ma anfacdo shafeeco cid Eebaha Raxmaana idmo oo ka raalli noqday hadalkiisa mooyee. (109)
Verse 110
Wuxuu ogyahay Eebe waxa hortaada ah iyo waxa ka dambeeya mana ku koobayaan Eebe ogaansho. (110)
Verse 111
waxay u khuduucday Wajiyadu Eebaha nool ee wax maamula, waxaana khasaaray ruuxii xambaara dulmi. (111)
Verse 112
ruuxii fala wanaag isagoo rumeeyey kama Cabsado dulmi iyo nusqaamin midna. (112)
Verse 113
aasaanu kugu soo dejinnay Quraan Carabi ah uguna caddaynay ((celcelinay) dhexdiisa Gooddi inay dhawrsadaan darteed ama u timaado xusuus (waano). (113)
Verse 114
waxaa sarreeya Eebaha xaakimka xaqa ah, hana ku degdein quraanka ka hor dhamayn waxyigiisa xaggaaga, waxaadna dhahdaa Eebow ii kordhi Cilmi. (114)
Verse 115
dhab ahaan yaan ula Ballantannay Aadan mar hore wuuna halmaamay kama aanaan helin niyo Adag. (115)
Verse 116
xusuuso markaan ku nidhi Malaa'igta u Sujuuda Aadam wayna Sujuudeen Ibliis mooyee oo diiday. (116)
Verse 117
waxaana nidhi Aadamow kani (Ibliis) waa Colkaaga iyo colka Haweeneydaada ee yuusan idinka bixinin janada ood dhibbooto. (117)
Verse 118
waxaa kuu sugnaaday inaadan ku gaajoon dhexdeeda kuna arradin. (118)
Verse 119
ﮐﮑﮒﮓﮔﮕ
ﮖ
waxaana kuugu sugnaaday inaadan ku oomin dhexdeeda kuna Qorroxoobin. (119)
Verse 120
waxaase waswaasiyey shaydaan wuxuuna yidhi Aadamow ma ku tusiyaa Geedda waaridda iyo xukun aan gaboobayn. (120)
Verse 121
wayna cuneen xaggeeda waxaana u muuqday Cawradoodii, waxayna noqdeen kuwa isku dhejiya korkooda caleenta jannadam wuu caasiyey Aadan Eebihiis wuuna leexday. (121)
Verse 122
ﯗﯘﯙﯚﯛﯜ
ﯝ
waxaase doortay Eebihiis wuuna ka Toobadaqbalay oo hanuuniyey. (122)
Verse 123
wuxuu yidhi (Eebe) ka hoobta Jannada dhammaantiin qaarkiin qaar colbuu u yahaye, hadduu xaggayga idiinka yimaaddo hanuun ruuxii raaca hanuunkeyga ma dhumo (adduunka) mana xumaado (aakhiro). (123)
Verse 124
ruuxisa ka jeedsada xuskeyga (Quraanka) waxaa u sugnaaday nolol cidhiidhi ah, waxaana soo kulminaynaa maalinta qiyaame isagoo arag La'. (124)
Verse 125
wuxuuna dhihi Eebow maxaad ii soo kulmisay (keentay) anoo arag la' oona ahaa arke (adduunkii). (125)
Verse 126
wuxuu yidhaa (Eebe) waa saas waxaa kuu timid aayadahanaga waadna halmaantay saasaana maanta lagaaga tagi (sida halmaan). (126)
Verse 127
saasaan ku abaal marinaa ciddii xadgudubta oon rumayn aayaadka Eebihiis cadaabka aakhiraana daran oo hadhid badan. (127)
Verse 128
miyuuna u caddayn Gaalada intaan halaagnay hortood quruumo iyagoo ku socda guryahooda, taasna calaamaa ugu sugan kuwa caqliga leh. (128)
Verse 129
haddayna jirin kalimad u hor martay Eebahaa iyo muddo maga caaban wuxuu ahaan lahaa cadaabku mid ku soo deg dega. (129)
Verse 130
ee ku samir waxay sheegi kuna tasbiixso adoo mahadda Eebahaa ku dheehan ka hor qorrax soo bax iyo ka hor dhicidda, saacadaha habeenkiina tasbiixso (Tuko) iyo darfaha maalinta inaad raalli noqoto. (130)
Verse 131
hawtaagin indhahaaga waxaan ugu raaxaynay nooc ka mid ah oo quraxda nolashaa adduun si aan ugu fidnayno, rizqiga Eebahaa yaase khayrroon oo hadhid badan. (131)
Verse 132
far ehelkaaga salaadda kuna samir korkeeda ku warsanmayno rizqiye annagaa ku arzuqi cidhibta (fiicana) waxaa iska leh dhawrsashada. (132)
Verse 133
waxay dheheen gaaladii muu noola yimaaddo aayad xagga Eebihiis ka timid, miyuuna u imaanin Maraggii wixii ku sugnaa Kutubihii hore. (133)
Verse 134
haddaan ku halaagno Cadaab Rasuulka (iyo Quraanka) ka hor waxay dhihilahaayeen Eebahannow maxaad noogu diri wayday rasuul oon raacno aayaadkaaga ka hor dullowganaga iyo khasaarahanaga. (134)
Verse 135
waxaad dhahdaa (Nabiyow) dhammaan way sugi ee suga, waxaad ogaan doontaan cidda jidka toosan iyo cidda hanuunsane. (135)
تقدم القراءة