سورة البروج

الترجمة الصومالية

Turjumaada Suuradda البروج ee الصومالية ee الترجمة الصومالية

الترجمة الصومالية

Verse 1
Eebe wuxuu ku dhaartay Samada Xiddigaha leh (iyo Jidadkooda). (1)
Verse 2
Iyo Maalinta laysu yaboohay (qiyaamada). (2)
Verse 3
Iyo Dadka joogsan Maalintaas iyo waxayaalaha iman Maalintaas. (3)
Verse 4
Ee Lacnadi ha ku dhacdo kuwii Godka lahaa (Mu'miniinta lagu cadibo). (4)
Verse 14
Waana dambidhaaf badane jecel (kuwa addeeca). (14)
Verse 22
Oo ku Qoran Ioox la dhawray (looxulmaxfuudka). (22)
تقدم القراءة