ترجمة معاني سورة القدر باللغة الصومالية من كتاب الترجمة الصومالية
محمد أحمد عبدي
ﰡ
آية رقم 1
ﭴﭵﭶﭷﭸ
ﭹ
Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh). (1)
آية رقم 2
ﭺﭻﭼﭽﭾ
ﭿ
Ma taqaanna LaylatulQadarka. (2)
آية رقم 3
ﮀﮁﮂﮃﮄﮅ
ﮆ
Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale). (3)
آية رقم 4
Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa. (4)
آية رقم 5
ﮑﮒﮓﮔﮕ
ﮖ
Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi. (5)
تقدم القراءة