ترجمة معاني سورة الإخلاص باللغة الصومالية من كتاب الترجمة الصومالية . من تأليف: الشيخ محمد أحمد عبدي . ﰡ ﭑﭒﭓﭔ ﰀ Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh). (1) ﭖﭗ ﰁ Waana Sayid (deeqtoon). (2) ﭙﭚﭛﭜ ﰂ Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin. (3) ﭞﭟﭠﭡﭢ ﰃ Wax la mid ahna ma jiro. (4)