ترجمة معاني سورة الإخلاص باللغة الصومالية من كتاب Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation . ﰡ ﭑﭒﭓﭔ ﰀ Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh). ﭖﭗ ﰁ Waana Sayid (deeqtoon). ﭙﭚﭛﭜ ﰂ Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin. ﭞﭟﭠﭡﭢ ﰃ Wax la mid ahna ma jiro.