ترجمة معاني سورة التين باللغة الصومالية من كتاب الترجمة الصومالية
محمد أحمد عبدي
ﰡ
آية رقم 1
ﭫﭬ
ﭭ
Eebe wuxuu ku dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka. (1)
آية رقم 2
ﭮﭯ
ﭰ
Iyo Dhuuri Siina. (2)
آية رقم 3
ﭱﭲﭳ
ﭴ
Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka). (3)
آية رقم 4
ﭵﭶﭷﭸﭹﭺ
ﭻ
Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan. (4)
آية رقم 5
ﭼﭽﭾﭿ
ﮀ
Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis). (5)
آية رقم 6
Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin. (6)
آية رقم 7
ﮋﮌﮍﮎ
ﮏ
Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib. (7)
آية رقم 8
ﮐﮑﮒﮓ
ﮔ
Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan). (8)
تقدم القراءة