ترجمة معاني سورة الفلق باللغة الصومالية من كتاب Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation . ﰡ ﭤﭥﭦﭧ ﰀ Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray). ﭩﭪﭫﭬ ﰁ Wixii shar leh sharkiisa. ﭮﭯﭰﭱﭲ ﰂ Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado. ﭴﭵﭶﭷﭸ ﰃ Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha. ﭺﭻﭼﭽﭾ ﰄ Iyo sharka Xaasidka wax Xasda.