ترجمة معاني سورة الزلزلة باللغة الصومالية من كتاب الترجمة الصومالية
محمد أحمد عبدي
ﰡ
آية رقم 1
ﮅﮆﮇﮈ
ﮉ
Marka DHulka la gilgilo (Gilgilashadeeda). (1)
آية رقم 2
ﮊﮋﮌ
ﮍ
Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa). (2)
آية رقم 3
ﮎﮏﮐﮑ
ﮒ
Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay. (3)
آية رقم 4
ﮓﮔﮕ
ﮖ
Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda. (4)
آية رقم 5
ﮗﮘﮙﮚ
ﮛ
Maxaayeelay Eebaa u waxyooday. (5)
آية رقم 6
ﮜﮝﮞﮟﮠﮡ
ﮢ
Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda. (6)
آية رقم 7
ﮣﮤﮥﮦﮧﮨ
ﮩ
Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki. (7)
آية رقم 8
ﮪﮫﮬﮭﮮﮯ
ﮰ
Kiise wax yar oo shar fala wuu arki.
تقدم القراءة