ترجمة معاني سورة الهمزة باللغة الصومالية من كتاب الترجمة الصومالية
محمد أحمد عبدي
ﰡ
آية رقم 1
ﭢﭣﭤﭥ
ﭦ
Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan, (1)
آية رقم 2
ﭧﭨﭩﭪ
ﭫ
Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin). (2)
آية رقم 3
ﭬﭭﭮﭯ
ﭰ
Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin. (3)
آية رقم 4
ﭱﭲﭳﭴﭵ
ﭶ
Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama. (4)
آية رقم 5
ﭷﭸﭹﭺ
ﭻ
Ma taqaannaa Xudhama( Tii Wax burburinaysay). (5)
آية رقم 6
ﭼﭽﭾ
ﭿ
Waa Naarta Eebe ee la huriyay. (6)
آية رقم 7
ﮀﮁﮂﮃ
ﮄ
Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis). (7)
آية رقم 8
ﮅﮆﮇ
ﮈ
Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada. (8)
آية رقم 9
ﮉﮊﮋ
ﮌ
Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda. (9)
تقدم القراءة