Haddaan ku tusino waxaan u yaboohnayoo cadaab ah, waanu karraa korkooda. (42)
الترجمة الصومالية
أَوۡ نُرِيَنَّكَ ٱلَّذِي وَعَدۡنَٰهُمۡ فَإِنَّا عَلَيۡهِم مُّقۡتَدِرُونَ
Haddaan ku tusino waxaan u yaboohnayoo cadaab ah, waanu karraa korkooda.
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation