Turjumaada Suuradda العاديات ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﮱﯓ
ﯔ
Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi. (1)
Verse 2
ﯕﯖ
ﯗ
iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha). (2)
Verse 3
ﯘﯙ
ﯚ
Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii. (3)
Verse 4
ﯛﯜﯝ
ﯞ
Ee Boodhka kiciya. (4)
Verse 5
ﯟﯠﯡ
ﯢ
Cadawgana dhexgala. (5)
Verse 6
ﭑﭒﭓﭔ
ﭕ
Ee Dadku Eebohood waa diideen( ku MadaxAdkaadeen). (6)
Verse 7
ﭖﭗﭘﭙ
ﭚ
Arrintaasna Dadku wuu ogyahay ( Markhaatuu ka yahay). (7)
Verse 8
ﭛﭜﭝﭞ
ﭟ
Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay. (8)
Verse 9
Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo. (9)
Verse 10
ﭩﭪﭫﭬ
ﭭ
Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo. (10)
Verse 11
ﭮﭯﭰﭱﭲ
ﭳ
Eebohood Maalintaas ogyahay. (11)
تقدم القراءة