Turjumaada Suuradda الفلق ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﭤﭥﭦﭧ
ﭨ
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray). (1)
Verse 2
ﭩﭪﭫﭬ
ﭭ
Wixii shar leh sharkiisa. (2)
Verse 3
ﭮﭯﭰﭱﭲ
ﭳ
Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado. (3)
Verse 4
ﭴﭵﭶﭷﭸ
ﭹ
Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha. (4)
Verse 5
ﭺﭻﭼﭽﭾ
ﭿ
Iyo sharka Xaasidka wax Xasda. (5)
تقدم القراءة