Markuu u yimid xaqii waxay dhaheen kan waa sixir annaguna waannu ka Gaalownay. (30)
الترجمة الصومالية
وَلَمَّا جَآءَهُمُ ٱلۡحَقُّ قَالُواْ هَٰذَا سِحۡرٞ وَإِنَّا بِهِۦ كَٰفِرُونَ
Markuu u yimid xaqii waxay dhaheen kan waa sixir annaguna waannu ka Gaalownay.
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation