Turjumaada Suuradda التكاثر ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﮣﮤ
ﮥ
Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid), (1)
Verse 2
ﮦﮧﮨ
ﮩ
Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan). (2)
Verse 3
ﮪﮫﮬ
ﮭ
Saas ma aha ee waad ogaandoontaan. (3)
Verse 4
ﮮﮯﮰﮱ
ﯓ
Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa). (4)
Verse 5
ﯔﯕﯖﯗﯘ
ﯙ
Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta). (5)
Verse 6
ﯚﯛ
ﯜ
Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima, (6)
Verse 7
ﯝﯞﯟﯠ
ﯡ
Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah. (7)
Verse 8
ﯢﯣﯤﯥﯦ
ﯧ
Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii. (8)
تقدم القراءة