Turjumaada Suuradda قريش ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﭑﭒ
ﭓ
Caadaysigii Qureesheed. (1)
Verse 2
ﭔﭕﭖﭗ
ﭘ
Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed. (2)
Verse 3
ﭙﭚﭛﭜ
ﭝ
Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada). (3)
Verse 4
Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi. (4)
تقدم القراءة