Turjumaada Suuradda الكافرون ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﭑﭒﭓ
ﭔ
Waxaad dhahdaa, Gaalooy. (1)
Verse 2
ﭕﭖﭗﭘ
ﭙ
Ma caabudayo waxaad caabudaysaan. (2)
Verse 3
ﭚﭛﭜﭝﭞ
ﭟ
Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi. (3)
Verse 4
ﭠﭡﭢﭣﭤ
ﭥ
Mana caabudin waxaad caabuddeen, (4)
Verse 5
ﭦﭧﭨﭩﭪ
ﭫ
Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi. (5)
Verse 6
ﭬﭭﭮﭯ
ﭰ
Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay. (6)
تقدم القراءة