Turjumaada Suuradda العصر ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﭑ
ﭒ
Eebe wuxuu ku dhartay Waqtiga Casarka ah. (1)
Verse 2
ﭓﭔﭕﭖ
ﭗ
In Dadku khasaaro ku sugunyahay. (2)
Verse 3
Marka laga reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican fala, isuna dardaarma xaqa, isuna dardaarma Samirka. (3)
تقدم القراءة