Turjumaada Suuradda الإخلاص ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﭑﭒﭓﭔ
ﭕ
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh). (1)
Verse 2
ﭖﭗ
ﭘ
Waana Sayid (deeqtoon). (2)
Verse 3
ﭙﭚﭛﭜ
ﭝ
Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin. (3)
Verse 4
ﭞﭟﭠﭡﭢ
ﭣ
Wax la mid ahna ma jiro. (4)
تقدم القراءة