ترجمة معاني سورة النّاس باللغة الصومالية من كتاب Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation . ﰡ ﮀﮁﮂﮃ ﰀ Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya. ﮅﮆ ﰁ Ee dadka xukuma. ﮈﮉ ﰂ Ee ah Ilaaha dadka. ﮋﮌﮍﮎ ﰃ Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon. ﮐﮑﮒﮓﮔ ﰄ Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka. ﮖﮗﮘ ﰅ «Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.