سورة الأعلى

الترجمة الصومالية

Turjumaada Suuradda الأعلى ee الصومالية ee الترجمة الصومالية

الترجمة الصومالية

Verse 5
Kana dhiga markaas ka dib caws Engagagan oo Madow. (5)
Verse 6
Waxaan kuu akhriyaynaa Quraanka halmaaminamaysid. (6)
Verse 8
Waxaana kuu fududaynaynaa Waddo fiican. (8)
Verse 11
Waxaana ka fogaan waanada Ruuxa xune. (11)
Verse 16
Saas ma'aha ee Dadku wuxuu doortay nolosha Adduunyo ee dhaw. (16)
Verse 17
Aakhiraase khayr badan baaqina ah (hadhi). (17)
Verse 19
Kutubtii (Nabi) Ibraahim iyo (Nabi) Muuse. (19)
تقدم القراءة