سورة البلد

الترجمة الصومالية

Turjumaada Suuradda البلد ee الصومالية ee الترجمة الصومالية

الترجمة الصومالية

Verse 1
Eebe wuxuu ka dhaaran Magaalada «Makaad ee Sharrifan». (1)
Ee Eebe Dadka wuu Abuuray iyagoo dhib iyo shaqo (Adduunka kala kulmi). (4)
Verse 6
Dadka (Gaalada) waxay odhan waxaan bixiyey xoolo badan (si xaqa loo horjoogsado). (6)
Verse 10
Oo miyaannaan u caddaynin Labada Jid (khayrka iyo sharka). (10)
تقدم القراءة